Galmudug iyo ASWJ oo Si Rasmi ah u Midoobey

Galmudug and Ahlu Sunnah Waljame'ah

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhameystirayay heshiiska ay ku midoobayeen dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna Waljamaaca.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda dowlad goboleedyada, ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Micheal Keating iyo xubno kale oo ka socday beesha caalamka

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan ka soo diray Dhuusamareeb.

Your browser doesn’t support HTML5

heshiiska ASWJ iyo Galmudug