Mideynta Maamullada ASWJ iyo Galmudug oo Beri ku Beegan

Magaalada Dhuusamareeb waxaa weli gaaraya madaxda maamul goboleedyada iyadoo maalintii shalay ahaydna uu halkaasi tagay wafdiga madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Xafladda midaynta maamulka Galmudug iyo ururika Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ayaa la sheegay inay dhacayso maalinta berrito ah.

Warbixntan waxaa inoo soo diray weriyahaga Cabdulwaaxid Macallin Isxaaq oo ku sugan Dhuusamareeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Farmaajo oo Dhusmareeb Jooga