Ciidamad KG oo Rag Ku Eedeysan Shabaabnimo Soo Qabtay

Ciidamada amniga ee maamaul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shalay hawl-gal ay sameeyeen kusoo qabtay xubno lagu eedeynaayo inay ka tirsanaayeen ururka al-Shabaab, isla markaana sii daayey maxaabiis.

Hawl-galkaasi ayaa ka dhacay deganaka Goofguduud iyo Shabeellow oo koonfur ka xiga magaalada Baydhaba. Haddaba faah-fahainta hawlgalkan ayaa Sahra Ciidle Nuur, waxay ka waraystay Cabdirissaq Cabdi Aadan, oo ah wasiirka ku xigeenka amniga Koonfur Galbeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada KG oo Eedeysanayaal Shabaab soo qabtay