Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb Gaaray

Farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarrunta gobolka Galgaduud.

Waxa uu safar dhulka ah kaga soo billaabay degmada Cadaado oo uu kulamo ku soo yeeshay. Jacfar Kuukaay, ayaa wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ka wareystay socdaalka madaxweynaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Farmaajo oo Dhuusamareeb Jooga