Shabaab oo Weeraray Xarrumo ay Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin Baay

Shabaab

Maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa weerar ku qaadey deegaanada Daynuunaay iyo Goof-guduud. Weerarkaas ayaa la sheegey in uu geystey khasaare ballaaran.

Warbixin ku saabsan weerarkaas waxaa Baydhabo inooga soo direy wariyaheena Muqtaar Mohamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dagaaal kadhacay Baay