Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la Leh Odayaasha Gal-Mudug

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa magaalada Cadaado kulan kula leh odayaasha dhaqanka ee magaalada Cadaado.

Madaxweynaha, ayaa suuragal ah in uu isla maanta uu u safro magaalada Dhuusamareeeb, halkaas oo uu kaga qeyb gali doono fulinta heshiiskii Ahlu Sunnah Waljameecah iyo maamulka Gal-Mudug.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahaasi ka wareystay afhayeenka maamulka Gal-Mudug C/laahi Xaashi Faarax (Roob da’ay).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo Galmudug booqanaya