Warbixin Geerida, Daleys, Cali Gaab iyo Qasaali

Wariyaha VOA-da Ibrahim Hassan Dandurey oo Wareysanaya Alla ha u naxariistee Fannaanada Daleys

Allaha u naxariistee waxaa saacadihii hore ee Isniintii, xilliga dalka Kanada ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Kanada fannaanaddii Khadiijo Cabdullaahi Dalays oo ka mid ahayd heesaagii ugu horreeyey ee ka heesa idaacad qaranka sannadkii 1952-kii.

Haddaba, weriyahayaga Ibraahim Xasan Daandurey ayaa taariikhda iyo xusuusta Khadiijo Dalays ka waraystay Abwaan Axmed Saleebana Bidde, fannaanaaniinta Khadro Daahir, Faadumo Cali Nakruuma iyo mullaxamiiste Cabdikariim Faarax Qaarey Jiir, oo isagu ku horraynaya hadalka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Daleys oo Geeriyootay

Dhanka kale, waxa toddobaadkii hore geeriyooday ​fanaanka Maxamed Warsame Qasaali iyo Abwaanka Cali Diiriye (Cali Gaab). Caasho Ibraahim Aden, ayaa warbixintan ku eeegeysa.​

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso fannaaniin dhintay1