Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Cabdiraxmaan Beyle

Cabdiraxmaan Beyle

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Maaliyadda ee Somalia, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa inala socodsiinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka