Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso Booqanaya

Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, oo booqasho ku maraya Puntland, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarrunta gobolka Bari.

Wariyaha VOA ee Boosaaso Faadumo Yaasiin, ayaa safarka madaxweynaha warbixintan ka soo dirtey.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso tagay1