Micheal Keating iyo Muuse Biixi oo Hargeysa ku Kulmay

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland, iyagoo ka wada hadlay dhinacayada siyaasadda iyo amaanka.

Keating, ayaa ku baaqay in hoos loo dhigo xiisadda dagaal ee ka dhex ooggan Somaliland iyo Puntland.

Barkhad Maxamud Kaariya ayaa waxyaabihii uu Keating kala hadlay Somaliland warbixintan ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Keating iyo Biixi oo kulmay