Hano Academy oo Deeq u Fidisey Dadkii ku Wax yeelloobay Qaraxii Zoobbe

Sadio Siyad of Hano Academy

Mac-hadka Hano Academy oo xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho ayaa deeq waxbarasho iyo lacago shaqa abuur siiyay qaar ka mid ah ehellada dadkii ku dhintay qarixii Zoobe.

Mac-hadka ayaa sii kale waxa uu tabar siiyaya 50 ka mida kooxaha gurmadka deg dega ah.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray uqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Hano Academy