Taliska Asluubta oo Agab Waxbarasho La-guddoonsiiyay

Asluub deeq

Wasaaradda waxbarahshada xukuumada fedraalka Soomaaliya, ayaa agab waxbarasho oo loogu tala galay inay wax ku bartaan maxabiista xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho guddoonsiisay taliska ciidanka asluubta, iyadoo dhinaca kalana ay isla wasaaraddu tababar kor loogu qaadayo aqoonta macalimiinta muqdisho ay furtay.

Faah-faahinta warkan waxaa inoo haya wariyaheena magaalada muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maxaabiis agab waxbarasho la siiyay