Warbixin: Dacwadda C/raxmaan C/shakuur iyo Caqabadaha ku Gedaaman

Magaalada Muqdisho waxaa beryahan ka oognaa xiisad siyaasadeed iyo mid sharci oo ka dhalatay xarrig ay hey’adaha dowladdu u geysteen siiyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur Warsame.

Warbixin ku saabsan arrintan iyo saameynta ay yeelatay waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dacwada c/raxmaan