Tirada Soomaalidii lagu diley K. Afrika, 2017

Soomaali badan ayaa lagu diley sanadihii la soo dhaafay dalka Koonfur Afrika. dilalkaas ayaa sii kordhey sanadkii tagey ee 2017-ka.

Cabdi Calas Maxamed oo madax ka ah urur bulsho oo ka shaqeeya arrimaha jaaliyada Soomaalida ayaa sheegey in ay iyagu diiwaan geliyeen Soomaalida la diley sanadkii tagey ee 2017-ka. Falastiin Axmed Iimaan, ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Tirada Soomaalidii Sanadkii hore Lagu Diley K.Afrika