Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo la ansixiyay

Golaha Baarlamanka Hir-Shabeelle ayaa maanta kulan uu magaalada Jowhar ku yeeshay, waxa uu kalsoonida ku siiyay Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Beledweyn ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha wasiirada HirShabelle oo la ansaxshay