Magaaladaya Garowe waxaa maanta lagu soo bandhigay buug ka hadlaya xogta xuquuqda aadanaha ee Puntland, 2016/217.
Buuggan ayaa ka hadlay faragelinta garsoorka, tacaddyada suxufiyiinta ka dhanka ah ee Puntland iyo arrimo kale.
Wariyeheenna Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso xaquuqda aadanaha Puntland