Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaa uu ku saabsanyahay madxafka Saryan ee magaalada Hargeysa oo furan mudo sanad ka yar, aasaaskiisi iyo macluumaadka kale ee la xariira.

Waxaa inoogu marti ah, Siciid Shukri oo ah aasaasaha madxafka.

Dhageysi haboon.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha