Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka

PGolaha Guud ee Qaramada Midoobay. Dec. 21, 2017.

Barnaamijka Amuuraha Islaamka wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, qaraarki ay Golaha Guud ee QM shalay ku diideen, go,aanki madaxweyne Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israel.

Waxaa sii jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso barnaamijka Amuuraha Islaamka