Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la sii Daayey

Abdirahman Abdishakur

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta xoriyadiisa dib ugu celisay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhowaan lagu soo xiray howlgal laga sameeyay magaalada Muqdisho.

Laakiin, xeer ilaaliyaha Qaranka oo isna shir ja’raa’id qabtay Go’aanka Maxkamadda ka dib ayaa sheegay inay racfaan ka qaadanayaan.

Wariyeheenna Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sii-deynta Cabdiraxmaan Cabdishakuur