Shir Cilmi-baaris oo Djibouti lagu Qabtay

Magaalada Djibouti ee Jamhuuriyada Djibouti waxaa uga socdo hlakaasi ku kulanka Madashada Somalida. Shirkaan oo ay kasoo qeybgalayaan qeybaha bulshada Somalida geeska Africa Qurba joog iyo masuuliyiin ka tirsan maamulada Somalida ayaa looga haldayaa arimaha siyaasada iyo bulshada.

Wasiirka Qorsheynta dowlada federalka Somalia Jamal Maxamed Xassan ayaa kamid ah masuliyinta dowlada federalka ah ee shirkaasi goob jooga ah. Haddaba Sagal Saciid aya warbixintan kasoo dirtey halkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Djibouti