Maxamed Aadan (Tiiceey) oo la soo Daayey

Minneapolis, Minnesota, USA

Madaxweynhiih hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ee hore uga dhisnaan jirey gobolada Dhexe ee Somalia, Maxamed Aadan Tiicey ayaa shaley galinkii dambe soo gaarey gobolka Mineasota kadib markii uu kasoo baxay xabsi uu ku jirey dalka Builgium oo uu ku xirnaa muddo 4 sano iyo 2 ah.

Somalida gobolka ayaa kusoo dhowaayey madaarka Minneapolis Tiicey, waxaana uu sheegay inaan wax dambi ah lagu helin oo kusaleysan eedihii ka dhan ahaa ee burcad-badeednimo.

Markii uu soo gaarey Minneapolis kadib waxuu u waramay wariyaha VOA Mahmuud Mahmuud Mascade.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Tiiceey