Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya

Somali Army

Somali Army

Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicaziz Xuseyn Cisman.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso Dooda oo dhameystiran