Soomaaliya Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka Desembar 15, 2017 OIC - Istanbul WASHINGTON. D.C — Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukay. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso barnaamijka Amuuraha Islaamka