Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada
Somaliland President
WASHINGTON. D.C —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
Madaxweyne Biixi wuxuu maanta magacaabay 23 wasiir iyo 9 sagaal wasiir-ku-xigeenno, kuwaas oo tiro kooban oo ka mid ahi ay hore uga mid ahaayeen xukuumadda imika wakhtigu ka dhammaaday ee madaxweynihi isaga ka horreeyay ee Axmed Siilaanyo.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo goobjoog ka ahaa munaasibadda ku-dhawaaqista ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso warbixinta magacaabista G. Wasiiradda Somaliland