Soomaaliya oo Sanadka 2020-ka Hiigsaneysa Doorasho Dadweyne

Halima Yarey

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa maanta ku soo bandhigay Muqdisho qorshahooda 5-ta sano ee soo socoto.

Gudoomiyaha guddigaasi Xaliima Ibraahim Ismaaciil (Xalima Yareey) ayaa sheegtay in dhamaan dhinacyada ay khuseeso doorashooyinka ay gacan siiyaan howsha shaqo ee guddiga.

Haddaba faahfaahinta qorshahan waxaa warbixintan nooga soo diray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta Cabdulqadir Maxamed Cabdulle