Tartanka ciyaaraha maamullada oo Muqdisho ka furmay

Tartanka ciyaaraha

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka bilowday Tartanka Maamul Gobolleedyada Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir. Waana markii labaad ee tartankan ay Muqdisho martigeliso burburkii kadib.

Cayaarta ugu horeysa ee galabta lagu furay tartanka oo haatan socota ayaa waxey dhex mareysaa kooxaha Banaadir oo martigalineysa iyo Jubbaland.

Wariyeheenna Seynab Abuukar Maxamed ayaa furitaankii tartankan warbixintan nooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta Seynab Abuukar