Wareysi: Xiriirka u dhaxeeye waxbarashada iyo horumarka

Bare Sare Cali Daahir

Xiriirka ka dhexeeyo waxbarashada iyo Horumarka dal iyo dadba, waxaa lagu sheegaa in uu yahay mid lafdhabar ah oo aadane kastaa u muuqan karo. Bare Sare Cali Axmed Cabdi, Cali Daahir waa madaxa culuunta waxbarashada ee Jaamaca British Columbia ee dalka Kanada.

Waxaa uu muda cilmibaaris ku sameynayey, waxna ka qorey xiriirka waxbarashada iyo horumarka bini-aadamika. Wariyahayaga Jaamac Buulle Jaamac oo dhawaan ku booqdey magaaladda Vancouver ee uu Kanada ka dagenyahay ayuu si faahfaahsan uu uga waramey xaalada guud ee waxbarashada Kanada iyo daruufihi ay Soomaalidu ka soo martey.

Qaybtan koowaad waxaa uu Bare Sare Cali ku eegayaa guud ahaan waxbarashada Kanada iyo dhibkii ay Soomaalidu ka soomartey.

Qaybta Kooqaad:

Your browser doesn’t support HTML5

Somali Canadian Education One

Qaybta labaad waxaa uu Cali Daahir kaga hadlaya guullaha ay Soomaalida iyo soogalootiga kaleba ka soo hoyiyeen dalka Kanada.

Qaybta Labaad:

Your browser doesn’t support HTML5

Somali Canadian Education Second

Qaybta sadexaad ee ugudanbeysa wareysigan, waxaa uu Bare Sae Cali Axmed Cabdi kaga hadlayaa sida loo tayeyn karo waxbarashada Sare ee Soomaalida.

Qaybta Sadexaad:

Your browser doesn’t support HTML5

Somali Canadian Education Third