Somaliland oo xal u raadineysa sicirbararka

Golaha wakiilada Somaliland

Suuqyada Somaliland waxa in dhawaydba ka jiray Sicirbarar saameeyay nolosha dadka, iyadoo qiimaha Shilinka Somaliland uu gaaray halkii ugu sarraysay in muddo ah.

Si haddaba xal loogu helo arrimaha sicir bararka, waxa maanta Hargeysa lagu soo gabogabeeyay shir saddex maalmood socday oo lagaga doodayay sidii xeerar loogu heli lahaa hagidda nidaamka maaliyadda oo ay uu ku jiro Xeer loo samaynayo adeegga lacagta telefoonnada la isugu diro.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa shirkan ka waraystay Agaasimaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdillaahi Xasan Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso sicir bararka ka jria Somaliland