Gaalkacyo: Sarkaal boolis oo qarax lagu dilay

Gaalkacyo

Sarkaal ka tirsan booliiska maamulka Puntland ee Gobolka Mudug ayaa ku dhintay qarax loogu xiray baabuurkiisa oo maaata ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dilal ka dhacay Galkacyo