Muqdisho: Shir looga hadlay amniga Soomaaliya

Shirka Amniga

Shir looga hadlayey amniga Soomaaliya iyo hirgelinta qorshaha dhismaha ciidamada qaranka ayaa maanta ka furmay Muqdisho.

Madaxwyenaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shirkaasi ka hadlayey ayaa sheegay in dawladdiisa ay ka go’an tahay ka guulaysiga argagixisada.

Shirka oo daba socda shirkii London ee bishii May waxaa iyaguna ka qaybgalay madaxda maamul goboleedyada.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Xasan Kaafi Qoyste