Saameynta Xayaradi Qaxootiga ee Trump oo Saameysay Qoysas Badan

FILE - Ali Said, of Somalia, left, waits at a center for refugees with his two sons, July 6, 2017, in San Diego. Said, whose leg was blown off by a grenade, says he felt unbelievably lucky to be among the last refugees allowed into the United States befor

Hay'adaha dib u dejinta qaxootiga Mareykanka ayaa walaac ka muujinaya qoysas farabadan oo dadkooda ay kala xayiranyhiin muddo ku siman sanad, kadib marki uu samaaeeyay amarki qaxootiga ee Trump.

Inkasta oo uu madaxweynaha Mareykanka khafiifay xayiraadi saarneyd qaxootiga caalamka oo ay Soomaalidana ku jraan, hadana wali waxaa jirto dhibaatooyin heysta qaxootiga.

Warbixin arrintan ku saabsan, waxaa noo diyaarisay wariyaha VOA-da Sahra Abdi Ahmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta