Faaqidaadda: Soomaaliya iyo siyaasadda xiisadda khaliijka

Waftiga Qadar

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sida ay dowladda Soomaaliya u maareysay xiisadda khaliijka, mowqifka ay ka qaadatay iyo sida ay labada dhinac ee arritaas isku haya isugu waddo oo xiriir ula leedahay. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere?

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka