Mukhtaar Roobow oo tagey Xudur

Roobow

Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur oo horey uga tirsanaa ururka al-Shabaab, markii dambena ka goostay, oo isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya.

Wafdiga Abuu Mansoor waxaa hogaaminaya Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxmed.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim ayaa arrintan ka wareysatay. Gudoomiyaha degamada Xudur Maxamed Macalin.

Your browser doesn’t support HTML5

Abu Mansur oo tagey Xudur