Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la magacaabay

Wasiirka cusub ee gaashaandhiga Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh

Ra’iisulwasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xilka wasiirka gaashaandhiga u magacaabay xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh.

Md. Mursal oo horay usoo noqday safiirkii Soomaaliya ee Turkiga ayaa howlaha horyaalla iyo sida uu u abaari doono uga warramay, wariyaha VOA-da Casha Ibrahim Adan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka