Afhayeenka Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho Booqanaya

Muqdisho

Afhayeenka baarlamaanka Djibouti, Maxamed Cali Xumed, ayaa maanta wuxuu gaaray magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, halkaasi oo waddahallo uu la qaadanayo baarlamaanka Soomaaliya. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Gudoomiyaha baarlamanka Jabuti oo Muqdisho tagay