Xagee Buu Ku Furtay Geedigii Hayaanka Doorashada Soomaaliland

Dad saf ugu jira inay codeeyaan, doorashadi Somaliland ka dhacday 13-ki November, 2017.

Somaliland ayaa ugu danbeyntii soo afjartay todobaadyo ay siyaasiyiinta iyo dadkuba ku mashquulsanaayeen ololihii doorashada, cod bixinta iyo sugistii ku dhawaaqista natiijada doorashada.

Shalay ayaa ugu danbeyntii lagu dhawaaqay natiijada doorashada oo guusha madaxtinimadana siisay madaxweynaha la doortay ee ka socday xisbiga talada haya ee Kulmiye, Muse Biixi Cabdi.

Hadaba wariyeheenna Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa inoo haya warbixin soo koobeysa halka uu ku furtay geedigii hayaanka doorashada Soomaaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta doorashadi ka dhacday Somaliland