Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii Somaliland

Faysal Cali Waraabe

Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah saddexda musharax ee u tartamay doorashadii madaxtooyada ee Isniintii ka qabsoontay Somaliland, ayaa ka hadlay rabshado hore uga dhacay magaalooyin Somaliland ka mid ah iyo sidoo kale sida uu u arko cabashooyinka soo baxay.

Faysal Cali Waraabe oo shir-jaraa'id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay in la filayo natiijada in lagu dhawaaqo ilaa berri.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa shirkaa-jraa'id ka dib waraysi la yeeshay, waxaannu ugu horrayn waydiiyay ujeeddada shirkiisa jaraa'id.

Your browser doesn’t support HTML5

Feysal Cali Waraabe oo ka hadley doorashada Somaliland