Ku soo dhawaada dhageysatayaal barnaamijka DhacdooyinkaToddobaadka. Toddobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa doorashooyinki Somaliland ka dhacay iyo xaaladda dalka Zimbabwe. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Xubinta Dhacdooyinka