Mareykanka: 40 mintidiin ayaan ku dilnay Soomaaliya

Shabaab

Militariga Mareykanka ayaa sheegay in duqeymo isxigxigay oo oo ay ka fuliyeen Soomaaliya todobaadkii tagay ay ku dileen ilaa iyo 40 ka mid ah mintidiintii ay beegsadeen.

Afahayeen u hadlay wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka oo xarunta Pentagon-ka kula hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay in shan duqeyn oo intii u dhaxeysay 9-kii ilaa iyo 12-kii bishan ay ku dileen 36 ka tiran maleeshiyada Al-Shabaab iyo 4 ka tirsan maleshiyada Daacish.

Wariyeheenna Jacfar Kuukaay ayaa warbixintan oo uu ku eegayo howlgaladan nooga diyaariyay warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Jacfar Kuukaay