Xildhibaano ka noqday mooshinkii Shariif Xasan

Shariif Xasan

Xiisadda siyaasadeed ee ka aloosan gudaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaan wali wax xal rasmi ah ah loo helin.

Hase yeeshee qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka maamulka ee horey uga gudbiyay mooshin lagu diiddan yahay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa qaarkood hadda ka noqday mooshinkii ay saxiixeen.

Sababta keentay isbaddalka mudanayaasha iyo dadaal la doonayo in lagu qaboojiyo xiisaddaasi waxaa warbixintan ka soo diray wariyaheena Muqtaar Maxmed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Catoosh