Maxaad ka taqaan musharaxiinta Somaliland?

Xisbiyadda Somaliland

Dadweynaha Somaliland ee maanta dhaceysa ayaa waxaa ku tartamaya Illaa saddex musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.

Muuse Biixi ayaa waxa uu matalayaa maamulka iminka talada haya ee Kulmiye, ayada oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka socdo xisbiga Waddani, halka Faysal Cali Waraabe uu ka tirsan yahay xisbiga UCID.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inoo haya waxa aynu ka naqaano saddexdan siyaasi?

Your browser doesn’t support HTML5

Taariikhda musharaxiinta Somaliland