Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qarax

Sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa maanta ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa, gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa gaariga ku haleelay degamada Hodan. Wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste ayaa faahfahinta warkaasi kasoo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay Muqdisho