Bayle oo beeniyey in canshuurta la kordhiyey

Cabdiraxmaan Beyle

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa beeniyey warar sheegayay in wasaaraddiisu ay kordhisay canshuuraha la qaado.

Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa warbaahinta Soomaalida u sheegay in dawladdu damacsan tahay inay hirgeliso canshuurta iibka ee laga qaado alaabooyina la qaado, waxaana uu sheegay in bixinta canshuurta iibka ay lagama maarmaan u tahay jiritaanka dawlandimada.

Warbixintan waxa inoo haya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Jaamac Buulle