War Murtiyeedka Dowladda iyo Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Farmaajo

Hoggaamiyayaasha dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada oo maalmahan ay wadahadallo uga socdeen magaalada Muqdishu ayaa la sheegay inay soo gabagabeeyeen shirkii ay lahaayeen, qodobana ay kasoo baxeen.

Qodabada kulanka oo faah faahsan ka dhageyso lifaaqa hoose

Your browser doesn’t support HTML5

War Murtiyeedka Madaxda