Shir Xamar uga socda dowladda iyo maamullada

Farmaajo

Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa xalay ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo uu ka socdo.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shirka furay ayaa ugu baaqay madaxda maamul goboleedyada in meel looga soo wada jeesto sidii dalka looga xoreyn lahaa ururka Al Shabab.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay wariyaha VOA, Saynab Abukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga wasiir ku xigeenka batroolka