Faahfaahin: Xil-ka-qaadista Madaxda Amniga

Golaha wasiirrada Soomaaliya ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen taliyihii booliiska Cabdixakiim Daahir Saacid iyo Agaaismihii Nabadsugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe kaidb qaraxyadii iyo weerarkii shalay ka dhacay badhtamaha Muqdishu oo lala beegsaday huteelka Naasa Hablood.

Dawladda ayaa sheegtay inay tallaabadan ka dambaysay makrii goluhu ay warbixin ka dhagaysteen wasirika amniga Maxamed Abuukar Islow.

Caasha Ibraahim Aadan ayaa xil ka qaadistan ka waraysatay wasiirka warfaafinmta Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xilalka la qaaday