Maamulka Puntland ayaa sheegay inay dayuurad iyo dhaqaatiir u soo dirayaan Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho.
Wariyeheenna Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Boosaaso.
Your browser doesn’t support HTML5
Puntland oo u Gurmaneysa Dadkii ku waxyeelloobey qaraxa