Dhageyso Wareysiga Cabdiqaadir OK oo Ku Dhaawacmey Weerarkii Muqdisho

Wariye Cabdulqaadir OK

Weerarkii shalay ee Muqdisho ka dhacay waxaa dadka ku dhaawacmay ka mid ahaa wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle (OK). Waxa dhaawac ka soo gaaray madaxa iyo gacanta, isagoo hadda lagu daweynayo Muqdisho.

Sahra Cabdi Axmed, ayaa qadka telefoonka ee Muqdisho ku wareystay C/qaadir, oo hadda ka soo kabanaya dhaawaca weerarkii ugu xumaa ee Muqdisho ka dhacay inta la og yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Wariyaha VOA ee Weerarka Ku Dhaawacmey