Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka

Jamal Ahmed Osman

Ku soo dhawaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo maanta aynu ku soo qaadan doonno falanqeynta shirkii Kismaayo iyo is casiladdii wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka