R/W Kheyre: Nalama Cabsi Gelin Karo

Xasan Cali Kheyre

Ra'iisal wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay xuska munaasabada maalinka calanka Somaliya uga hadlay xaaladaha adag ee siyaasadeed ee uu hadda dalka marayo.

Khudbada raysalwasaaraha waxaa ay daba socotay war saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao, taasoo uu uga jawaabay war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirki shalay Kismayo ugu soo gaba gaboobay madaxda Maamul goboleedyada.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa noo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Ra'isulwasaaraha